Harimaadee (feat. Sagalina)

RO X

0 fans

RO X


3:12
112 
#1

 Become A Better Singer In Only 30 Days, With Easy Video Lessons!

Haybad iyo sharaf Dhaqan iyo Diin aslub iyo sidnaan Arlo iyo 
Bad Hidehena fiiri Dhaqankeena eeg Alla nagu maneysto waxan nahay Gob
Qolxad iyo Waran Gaashaan iyo duco geesinimo adag awood iyo karti 
Ma gabado walle uma naxo cadaw gardariyo kibir baan la'igu aqoon Adeer
Geeljir baan aho geyigu waa cagar caano iyo subag nimcad iyo 
Bashbash barakowday arladeno barwaaqowdaay baanankeenu
Boqoran arooriya nin baan ahay adag
Geesi Geesi dhalay hmm Haween ba ka Hooyo ah iyaga no haybad ah sharaf beey no Yihin oo Hellada iyo dhantan aynu ka tumana cadawgeena aado wooo

Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Boqorow, Alla sidig dheh 
Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Galada same na gadhsi

Fiiri Hablehena bilicdoodu xad ba ma leh uma bahani muran iyagana Kobka leh
Waayo dhaqan kama tagan waa Hooyo kale niman taa ogeyn ba god dheer galay
Rag ba sheegay inaan liite taa maa run ba? mey maqal miya ninka caba karur gaal
Una dhigmin ninka cad iyo qureyshta koraygan maqal ba malagi galay
Asalkaygu waa qaali dadkayguna waa gob Arladaydu waa dahab suugaantaydu waa dab
Uma bahni tartan awoodayda weynhadalkaygoo yar ban tarikh dheer qora 
Kii leh Taariikh iyo Dhaqan ba badhadhay ehmm
Gundhatihisa ka tagin ba sareya run
Imisu caadaw  isku dayey inu Hidaheena u jaro gun

Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Boqorey, Alla sidig dheh 
Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Galada same na gadhsi

Maa hambeyno nin an helo gabigi  Dhalin weye la timid 
Dhaqan shidan oo laga tago Dahaba    
Jahilnima cadaw ah, wax walba run modaa ragna ugu lita
Hoow deh, dib u fiiri Taariikhdaada badh Hidahaga raac sumcadada weye 
Suugaantada kor u qaad 
Garo waxa tahay baro waxaad laheeyd asalkaaga hore Abahaga tagy 
Dhaqan kaga ku faan
Sidnaan iyo jaceyl ceeb ma aleh gacan kali awood ma leh Qabyaalad wanaag ma leh 
Soomaali wa mid
Cadawgeena badan oo istakoor ba ka mid ah taana waxa kenay 
Dhaqankeenea ka tagid qiimaheena hoos u dhigid gumeystaayal u jabid
Su'ashan haya igu noqotay dab, maxa sababy inad ismoodo 
Carab ado leh taarikh ka badan lix kun oo sano iyo badh shhhhhh

Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Boqorow, Alla sidig dheh 
Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee 
Galada same na gadhsi

 Become A Better Singer In Only 30 Days, With Easy Video Lessons!

Written by: Roble Muse

Lyrics © DistroKid

Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Discuss the Harimaadee (feat. Sagalina) Lyrics with the community:

0 Comments

    Citation

    Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:

    Style:MLAChicagoAPA

    "Harimaadee (feat. Sagalina) Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 5 May 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/4438613/RO+X/Harimaadee+%28feat.+Sagalina%29>.

    Missing lyrics by RO X?

    Know any other songs by RO X? Don't keep it to yourself!

    Watch the song video

    Harimaadee (feat. Sagalina)

    1.1M
    23,344     358

    Browse Lyrics.com

    Quiz

    Are you a music master?

    »
    What is the hometown of the Queen group?
    A Liverpool
    B London
    C Manchester
    D Southampton

    Free, no signup required:

    Add to Chrome

    Get instant explanation for any lyrics that hits you anywhere on the web!

    Free, no signup required:

    Add to Firefox

    Get instant explanation for any acronym or abbreviation that hits you anywhere on the web!

    RO X tracks

    On Radio Right Now

    Loading...

    Powered by OnRad.io


    Think you know music? Test your MusicIQ here!