Body [Original]

Ahmed M. Shey

0 fans

Ahmed M. Shey


2:59

 The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com

Body body  body yeah
Waa ka helay jawigaan (ah)
M Shey (M Shey
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
Baby girl I'mma provider (vider)
Bodygaaga sidiisaba fire
Adigaa ani igu faaya (faaya)
Bocorkaan ii dhiib am right man
Baby girl wee kululaatayee
Dheeshana wee adkaat yee
Dhiigana wuu dhaq dhaqaqayee (yee)
Bodygaaga anaa ka ah rider
Bodygaaga anaa ka ah rider
Baby girl Bodygaaga ii dhiib
Body body bodygaa ii dhiib
Bodygaaga Bodygeega ma u dhiibi kartaa?
Saqda dhaxe midnight ma ii dhiibi kartaa?
Ma dhanaansadaa oo ma dhadhamin karaa?
Saqda midnight ma ii dhiibi kartaa?
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
Baby girl I'mma provider (vider)
Bodygaaga sidiisaba fire
Adigaa ani igu faaya
Bocorkaan ii dhiib am right man
Baby girl wee kululaatayee
Dheeshana wee adkaatayee
Dhiigana wuu dhaqdhaqaayee
Bodygaaga anaa ka ah rider
Baby girl I'mma be your lover
Never mind Bodygaaga siduu yahay fine wa
Fat maleh, butac maleh siduu yahay beela wa
Bodygaaga Bodygeega wuu u bahan yahay ma
Dumar kulamid wali duni kuma arag ma
Dhabtaa soo kor aa ku dheeldheeliya ma
Ayyy I'mma be your love (ayyy)
Baby girl lover (ayyy)
Midnight lover (ayyy)
Am gonna be your lover
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhuuxa makuu shubaa my darling? (darling)
Bodygeega ma dooneesa runta ii sheeg horta my darling? (darling)
Lafaheega ma dooneesa dhiiga makugu shubaa my darling? (darling)

 The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com

Written by: Ahmed Mohamed Sheylilah

Lyrics © Horn of Africa Entertainment

Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Discuss the Body [Original] Lyrics with the community:

0 Comments

    Citation

    Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:

    Style:MLAChicagoAPA

    "Body [Original] Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 25 May 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/14131417/Ahmed+M.+Shey/Body+%5BOriginal%5D>.

    Missing lyrics by Ahmed M. Shey?

    Know any other songs by Ahmed M. Shey? Don't keep it to yourself!

    Browse Lyrics.com

    Quiz

    Are you a music master?

    »
    How tall is Kristian Matsson of Tallest Man on Earth fame?
    A 5'7"
    B 5'11"
    C 8'11"
    D 15'1"

    Free, no signup required:

    Add to Chrome

    Get instant explanation for any lyrics that hits you anywhere on the web!

    Free, no signup required:

    Add to Firefox

    Get instant explanation for any acronym or abbreviation that hits you anywhere on the web!

    Ahmed M. Shey tracks

    On Radio Right Now

    Loading...

    Powered by OnRad.io


    Think you know music? Test your MusicIQ here!