Nuurani [Original]

Ilkacase Qays

0 fans

Ilkacase Qays

Ilkacase Qays is a prominent Somali singer and composer, known for his unique vocal style and poetic lyrics. He has contributed greatly to the Somali music industry and is highly recognized for his powerful performances and emotional songs. His music often reflects on themes of love, peace, and the Somali culture, making him a beloved figure among Somalis worldwide. more »


2:29
#1

 Become A Better Singer In Only 30 Days, With Easy Video Lessons!

#VERSE
Lamaaha dhebiga duurkaba ku yaal
Dabeelaha luli markee dhaqaaqaan
Leydha la dheeli gadigood la dheeli
Ugaadha harsani hurdo la aan ma joogto
Anoo lixda lixaad Eebe uu isiiye
Kuwa naceebka la hadaaqaayan
Dhagta uma dhigo liiskooda ma furo
Lulumada biyaaha dusha ka saaran
Lama dhaansado lamana dhadhamiyo
Libinteedana looyar Uma baahna
Laaclaac iyo ligdin uma baahna
Nin naftiisa luray faataal uma baahna
Nuraani baan ahay leeylkii baan duulaa
Laasqoray baan anoo Lali dul maraa
Lahelow iyo libooyaan kusoo dagaa
Maangaabku hurdo Ma lado miyaaa

#CHORUS
Ama lula Oo ii lula laamaha
Ama dhurwaaga iilooga
Libaaxu ma baqo Leeb kama baqo
Ilaa 60 sano Jees jees ma daayo

#CHORUS
Ama lula Oo ii lula laamaha
Ama dhurwaaga iilooga
Libaaxu ma baqo Leeb kama baqo
Ilaa 60 sano Jees jees ma daayo

#VERSE
Laasim ma ahan Dhibka inaan sharaxo
Kuwa liitee Naftooda gabaa
Inan la tirsado La jihaado ma ahan
Hadaad yur dhihin Lalaab ma dayaan
Ileen dawacadu Lurbo ma daayo
Ileen dawacadu Laab jeex ma daayo
Madfac baan la beegansani Dhulkaan ku daraa
Dhulka ku daraa Cidaa la sima
Dhasheedan gubi Laamigaan soo dhigi
Ciilka magafaha liibiyo Aan u qabo
Ayaan kufurani Kufurani luuley
Ileen soo joog (soojoog) diiden
Cawan la kordhaway La hoos dhabay weye
Nin ka qaban karo Ma ihiye miirso
Ha is dhiwin Hana naafoowin
Ilaa lixdan galo Jees jees ma daayo

#CHORUS
Ama lula Oo ii lula laamaha
Ama dhurwaaga iilooga
Libaaxu ma baqo Leeb kama baqo
Ilaa 60 sano Jees jees ma daayo

#CHORUS
Ama lula Oo ii lula laamaha
Ama dhurwaaga iilooga
Libaaxu ma baqo Leeb kama baqo
Ilaa 60 sano Jees jees ma daayo

 Become A Better Singer In Only 30 Days, With Easy Video Lessons!

Written by: Abdullahi Subeir, Mohamed Qays

Lyrics © Horn of Africa Entertainment

Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Discuss the Nuurani [Original] Lyrics with the community:

0 Comments

    Citation

    Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:

    Style:MLAChicagoAPA

    "Nuurani [Original] Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 4 Jun 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/12794183/Ilkacase+Qays/Nuurani+%5BOriginal%5D>.

    Missing lyrics by Ilkacase Qays?

    Know any other songs by Ilkacase Qays? Don't keep it to yourself!

    Browse Lyrics.com

    Quiz

    Are you a music master?

    »
    In what year did Elvis Presley die?
    A 1978
    B 1975
    C 1976
    D 1977

    Free, no signup required:

    Add to Chrome

    Get instant explanation for any lyrics that hits you anywhere on the web!

    Free, no signup required:

    Add to Firefox

    Get instant explanation for any acronym or abbreviation that hits you anywhere on the web!

    Ilkacase Qays tracks

    On Radio Right Now

    Loading...

    Powered by OnRad.io


    Think you know music? Test your MusicIQ here!