MINIT QURA

Murzall Gayre

0 fans

Murzall Gayre


4:20

 Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer

Marinada qalbiga ku mushaaxday
Muxibiyo kalgaccal igu meertay
Malab iyo caashaq igu tiri muudso
Magan ku noqdoo I muunaysay
Maaweelo waad iga meedhay
Farxadiyo mudnan ila magtay
Marinada qalbiga ku mushaaxday
Muxibiyo kalgaccal igu meertay
Malab iyo caashaq igu tiri muudso
Magan ku noqdoo I muunaysay
Maaweelo waad iga meedhay
Farxadiyo mudnan ila magtay
Macno erayleh oo muhima
Murti Iyo oraah meeleysan
Balo iyo shakiba ka mudnaday
Kolka marisay dib u miistay
Madadkuu ka helay miyirkedu
Minut qura naftu ka masuugin
Macno erayleh oo muhima
Murti Iyo oraah meeleysan
Balo iyo shakiba ka mudnaday
Kolka marisay dib u miistay
Madadkuu ka helay miyirkedu
Minut qura naftu ka masuugin
Cishqi miinleh oo macaan ah
Oo aan mar gurin sida maaxda
Muxibu qalbigu marway kugu qabe
Ka masuul noqo nafta maamul
Kalgaceel mugleh na ii muuji
Cishqi miinleh oo macaan ah
Oo aan mar gurin sida maaxda
Muxibu qalbigu marway kugu qabe
Ka masuul noqo nafta maamul
Kalgaceel mugleh na ii muuji
Xisku maalin qura kaama marmo
Muhashiyo kalgacal kama maago
Maqalkaaga goobiyo muuqaga u
Makhluuqna adu Ku ma jeertay
Jirka meel kastiyo Iyo maanka
Mulkidee wadnaha mudaney ho
Xisku maalin qura kaama marmo
Muhashiyo kalgacal kama maago
Maqalkaaga goobiyo muuqaga u
Makhluuqna adu Ku ma jeertay
Jirka meel kastiyo Iyo maanka
Mulkidee wadnaha mudaney ho
Matantayda noqo iyo maciinki
Midigtayda noqo I maqsuudi
Mowjado kalgacal I maquuri
Mahadiyo kalgacal ii meeri
Marxabiyo riyaaq imagaabi
Murugiyo dhibtana iga maan
Matantayda noqo iyo maciinki
Midigtayda noqo I maqsuudi
Mowjado kalgacal I maquuri
Mahadiyo kalgacal ii meeri
Marxabiyo riyaaq imagaabi
Murugiyo dhibtana iga maan
Cishqi miinleh oo macaan ah
Oo aan mar gurin sida maaxda
Muxibu qalbigu marway kugu qabe
Ka masuul noqo nafta maamul
Kalgaceel mugleh na ii muuji
Cishqi miinleh oo macaan ah
Oo aan mar gurin sida maaxda
Muxibu qalbigu marway kugu qabe
Ka masuul noqo nafta maamul
Kalgaceel mugleh na ii muuji

 Watch: New Singing Lesson Videos Can Make Anyone A Great Singer

Written by: THE VOICE

Lyrics © DistroKid

Lyrics Licensed & Provided by LyricFind

Discuss the MINIT QURA Lyrics with the community:

0 Comments

    Citation

    Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:

    Style:MLAChicagoAPA

    "MINIT QURA Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2024. Web. 8 May 2024. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/12236495/Murzall+Gayre/MINIT+QURA>.

    Missing lyrics by Murzall Gayre?

    Know any other songs by Murzall Gayre? Don't keep it to yourself!

    Browse Lyrics.com

    Quiz

    Are you a music master?

    »
    Who is “Maggie May” to Rod Stewart?
    A A prostitute
    B The woman who took his virginity
    C His grade school crush
    D An ex girlfriend

    Free, no signup required:

    Add to Chrome

    Get instant explanation for any lyrics that hits you anywhere on the web!

    Free, no signup required:

    Add to Firefox

    Get instant explanation for any acronym or abbreviation that hits you anywhere on the web!

    Murzall Gayre tracks

    On Radio Right Now

    Loading...

    Powered by OnRad.io


    Think you know music? Test your MusicIQ here!