Sodhawaada duyuufta odhan
baajamaall & Inamukhtar
The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com
Dhawaq aan meel dheer ka maqlay Codka shimbir soo dhowaatay Oo dhaheysa ayaan dhageystay Soo dhowaada duyuufta oo dhan Dhabtii farxad weeye maanta Cid kastaa dheehatoo u jeeda Oo dhankastoo aan jeesto Soo dhoweyntiinaa ku dheehan Dhawaq aan meel dheer ka maqlay Codka shimbir soo dhowaatay Oo dhaheysa ayaan dhageystay Soo dhowaada duyuufta oo dhan Marti weeyaan soo dhoweyn leh Waa dad dhabtii qiimo weyn leh Qalbigeena aan ka dheeraan Soo dhowaada martaay dhamaantiin Dhawaq aan meel dheer ka maqlay Codka shimbir soo dhowaatay Oo dhaheysa ayaan dhageystay Soo dhowaada duyuufta oo dhan Joogitaankiinaaba dheef ah Dadka oo dhan baa u heelan Soo dhoweyntiinee ahaada Kuwa dhexdeena ku sharfan Dhawaq aan meel dheer ka maqlay Codka shimbir soo dhowaatay Oo dhaheysa ayaan dhageystay Soo dhowaada duyuufta oo dhan
The easy, fast & fun way to learn how to sing: 30DaySinger.com
Written by: Abdalla Abukar, Abdirahman Abdi
Lyrics © DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind
Citation
Use the citation below to add these lyrics to your bibliography:
Style:MLAChicagoAPA
"Sodhawaada duyuufta odhan Lyrics." Lyrics.com. STANDS4 LLC, 2025. Web. 16 Mar. 2025. <https://www.lyrics.com/lyric-lf/7954198/baajamaall+%26+Inamukhtar/Sodhawaada+duyuufta+odhan>.
Discuss the Sodhawaada duyuufta odhan Lyrics with the community:
Report Comment
We're doing our best to make sure our content is useful, accurate and safe.
If by any chance you spot an inappropriate comment while navigating through our website please use this form to let us know, and we'll take care of it shortly.
Attachment
You need to be logged in to favorite.
Log In